Xildhibaan Fiqi oo faahfaahin ka bixiyey kulankii Fahad Yaasiin & Shiikh Shariif

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah golaha shacabka Somalia, xubina ka ah siyaasiyiinta mucaaradka eek u bahoobay madasha xisbiyada Qaran ayaa faahfaahin ka bixiyey kulankii Muqdisho ku dhexmaray habeenkii Jimcaha taliyaha NISA Fahad Yaasiin iyo gudoomiyaha Madasha Shiikh Shariif. Qoraal arrintaas la xiriira oo uu soo saaray xildhibaan fiqi ayaa sidan u qornaa:- … Continue reading Xildhibaan Fiqi oo faahfaahin ka bixiyey kulankii Fahad Yaasiin & Shiikh Shariif